Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha shacabka oo kulan la qaadan doona Maanta Gudoonka Barlamaanka

Xildhibaanada kulaha shacabka ayaa manta la filayaa inay go’aan ka qaataan Ciidamada kenya ee jooga soomaaliya, kadib kulankooda 1aad ee Kalfadhiga 6aad ay ku yeelan doonaa manta oo axad ah gudaha magaalada muqdisho

Iyadoo dhawaan la furay kalfadhiga 6-aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu sheegeen xildhibaanada in kalafadhigooda ugu horeeya ay baarlamaanka ay hor geyn doonaan Mooshin ka dhanka ah ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika ee AMISOM.

Kulanka ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka soo qeyb galo Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Lucas Tumbo.

Kenya ayaa soomaaliya ciidamo ka joogan kuwasoo si indha la’aan ah xasuuq uga geytsa dugaha soomaaliya,iyadoo la Ogeen waxaa ka soo bixi doona kulanka ay yeeedan doonan manta Xildhibaanada Golaha shacabka.