Ordogan “kamaa baaxeyno Syria ilaa ay Wadamada kale Kabaxaan”

Madaxweynaha dalka Turkiga Racep Tayyib Erdogan Oo weriyasha la hadlayey ayaa sheegay in aysan kaabixi donin dalka Syria ila wadamad kale ay kabaxayan halkas  asago intas kudaray in ay si waadi donaan howgalada ay kawadan dalka seria

“kama hareyno ilaa aan kasifeyno argagixisada gobolka “ ayu yiri madaxeyne Ordagan asago la hadlayey weriyasha.

Madaxweynaha Turkiga Ordagan ayaa bilaabay howgalo ka dhan ah YPJ Oo Mareenkanka  taageero bishi hore taso ku qasabtii in ciidamada mareenkanka ay halkas iskaga baaxan .walow u madaxweyne Ordogan uu lakulmiyey dhalaceyn balse wili wuxu ku adkeysanaya hadafkisi ahaa in YPG UU kasifeyo waqooyi bari seria