Deprecated: mysql_connect(): The mysql extension is deprecated and will be removed in the future: use mysqli or PDO instead in /home/content/05/13955805/html/news/confolder/xiririye-front.php on line 7
Danan Broadcasting Network
HomeNewsArticlesProgramsSportsVideosAudio
Radio Danan Kala soco Warar sugan Soomaaliya iyo Caalamka. Danan Radio waa Warbaahin Xaqiiqda soo saarta
Xerada Dhagaxley oo Roobab xoogan ay saameyen.Wareysi Muhiim ah
Madaxa Howlgalada Hey`ada MSF ee Xerada Dhagaxley oo sheegtay in Dad badan Roobabka Dartii Cunooyinkooda ku waayeen
Date: 2010-11-25 19:25:22
EmailPrintShareFeedback
Wariye Jamal o wareysanaya Madaxa MSF ee Xirada DhagaxleeyWareysi gaara oo ay siisay  Idaacada Danan MS Joke Van Poteghem waxey sheegtay in Afartii Bilood ee lasoo dhaafay ay uwaayeen meel ay dajiyaan  Qaxootiga Cusub ee soo tiigsanaya Xirada Dhagaxley.

 

Waxaa wareystay Wariye Idaacada Danan ee Dalka Kenya Jamal A Osman

Source: Danan Broadcasting Network