Deprecated: mysql_connect(): The mysql extension is deprecated and will be removed in the future: use mysqli or PDO instead in /home/content/05/13955805/html/news/confolder/xiririye-front.php on line 7
Danan Broadcasting Network
HomeNewsArticlesProgramsSportsVideosAudio
Radio Danan Kala soco Warar sugan Soomaaliya iyo Caalamka. Danan Radio waa Warbaahin Xaqiiqda soo saarta
> > News
Golaha Dhaqanka Iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Soo Dhaweeyay Wasiirada Cusub ee Dhawaan La magacabay.
Iyadoo dhawaan la magacabay Golihii wasiirada Xukuumadda ku meel Gaarka Soomaaliya ayaa waxaa arrintaa ka hadlay Guddoomiyaha...
date: 2011-07-22 00:22:01
Articles
Af hayeenka Xarakada Shabaab Oo Beeniyay Sheegay Hadalada Ka Soo Yeeray Qaramada Midoobay.
Af hayeenka xarakada Shabaabul mujaahidiin Shiikh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere oo...
date: 2011-07-22 00:08:16
Articles
Qarax Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Saakay Ka Dhacay Degmada Dharkeenleey.
Subaxnimadii hore ee saaka ayaa mar qura la maqlay Qarax xooggan oo gil gilay Degmada Dharkeenleey...
date: 2011-07-21 23:51:10
Articles
Mudane Ka Tirsan barlamanka Oo Soo Dhaweeyay Magacaabistii Golaha Wasiirada Cusub
Xildhibaan cabdirashiid Ciiro oo ka tirsan mudanayasha barlamanka federaalka Soomaaliya oo Idaacadda Danan waraysi gaar ah siiyay ayaa...
date: 2011-07-21 11:59:40
Articles
Dawladda Norwey Oo Ku Yaboohday Soddon Malyan Oo Doolar looguna tala Galay Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha Dibadda ee Dalka Norwey Mr Jonhton oo manta shir jaraa段d ku qabtay Magaalada Oslo ayaa...
date: 2011-07-21 06:51:45
Articles
Xoghayaha guud ee Jaamicadda carabta oo Sheegey In Gar Gaar Deg Deg ah ay gaarsiin Doonaan Soomaaliya.
Xoghayaha Guud ee Jaamicadda Carbata Nabiil Al Carabi...
date: 2011-07-21 05:32:40
Articles
Ra段isul wasaaraha Xukuumadda Ku Meel Gaarka Somaliya Oo caawa Fiidkii Ku Dhawaaqay Golihii Wasiirada
Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Fiidkii caawa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Muqdisho ayaa....
date: 2011-07-20 12:43:38
Articles
13 Muwaadiniin Soomaali ah oo Laga Sii daayay Xabsi Ku Yaala Cep-town
Wararjka naga soo gaaraya Dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in muwaadiniin u dhalatay Dalka Soomaaliya...
date: 2011-07-20 09:16:13
Articles
Maamulka Xarakada Shabaab ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Oo Ka War Bixiyay Xaaladda Abaaraha Gobolka
Guddoomiyaha Maamulka xarakada shabaabul mujaahiddiin ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Shiikh Bukhaari Aadan Cabdi ayaa....
date: 2011-07-20 08:46:28
Articles
Shiikh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqay Inay Isu Kaalmeeyaan
Sheikh Maxamuud oo ka mid ah Mashaa段ikhda waa weyn ee sida aadka ah looga yaqaano Dalka Soomaaliya oo Maanta...
date: 2011-07-19 08:51:03
Articles
Culumaa置ddiinka ahlu sunna wal jamaaca Oo Meesha Ka saaray Shirka Wada Tashiga Soomaalida oo dhawaan Dalka lagu qabanayo.
Guddoomiyaha Gudiga Talada ee Maamulka ahlu sunna wal jamaaca ee Gobolada Dhexe Shiikh Cumar cabdulqaadir Aadan oo manta...
date: 2011-07-19 08:05:34
Articles
Iska Hor Imaad Maanta Xarunta Madaxtooyada Ku Dhex Maray Ilaalada Madaxtoyada Iyo Ilaalada Gudoomiyaha Barlamanka.
Barqanimadii manta ayaa iska hor imaad sababay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac...
date: 2011-07-19 07:47:27
Articles
Maraykanka Oo Shaaciyay In Shabaab Taageero ka Hesho Al Qaacidada Jaziiradda carabta.
Ciidamada Sir doonka Maraykanka oo loo yaqaano FBIda ayaa waraysi ay siiyeen Wargayska Loos AnglesTaimes ...
date: 2011-07-18 11:06:30
Articles
Maamulka Dawladda Ee Degmada Beled Xaawo Oo Xalay Bandow Saaray Magaaladaas.
Iyadoo habeen ka hor Duqeymo iyo iska hor imaadyo u dhaxeeyay Ciidamada dawladda iyo kuwa ahlu sunna oo isku dhinac ah iyo Xarakada shabaabul mujaahiddiin ay.....
date: 2011-07-18 06:35:20
Articles
Madaxweyne faroole Oo Ka Soo Hor Jeestay In Muqdisha ay Marti Geliso Shirka Wada Tashiga
Madaxweynaha maamul Goboleedka Pont Land oo shalay ka hadlayay Magaalada garoowe ee Maamulka Pont land ayaa....
date: 2011-07-18 06:21:25
Articles