Deprecated: mysql_connect(): The mysql extension is deprecated and will be removed in the future: use mysqli or PDO instead in /home/content/05/13955805/html/news/confolder/xiririye-front.php on line 7
Danan Broadcasting Network
HomeNewsArticlesProgramsSportsVideosAudio
Radio Danan Kala soco Warar sugan Soomaaliya iyo Caalamka. Danan Radio waa Warbaahin Xaqiiqda soo saarta
> > News
Shir weeynihii Ahlu Sunna Wal Jamaaca Oo Mar kale Dib U Dhacay Maanta
Iyadoo maalmihii u danbeyay ay soconayeen hawlo lagu abaabulayo shir weynihii guud ee Culumaa’uddiinka ahlu sunna wal jamaaca..
date: 2011-07-27 11:25:26
Articles
Dab Sababay Khasaare Isugu Jira Naf Iyo Hanti Oo Maanta Ka Kacay Ceelasha Biyaha.
Degaanka Ceelasha Biyaha oo ka mid ah meelaha ay dadku u bara kaceen aya barqanimadii Maanta ...
date: 2011-07-27 10:41:06
Articles
Gudiga Gar Gaarka Abaaraha Xarakada Shabaab Oo Deeq Raashiin ah Gaarsiisay dad Soo Bara Kacay
Wararka naga soo gaaraya Magaalada baar Dheere ee Gobolka gedo ayaa sheegaya in Gudiga Gar gaarka abaaraha ee Xarakada Shabaabul mujaahiddiin..
date: 2011-07-27 01:21:57
Articles
ero Bara Kacayaal Cusub Oo Shalay Laga Furay Degaanka Jaziira Ee Duleedka Muqdisho
Waxaa maalinimadii shalay si rasmi ah Maamulka dawladda ku meel gaarka Soomaaliya ee degmada Wadajir si rasmi ah uga fureen..
date: 2011-07-27 01:01:09
Articles
Wax Garadkii Ku Hawlanaa Dhex Dhexaadinta Beelihii Ku Dagaalamay Koofurta Mudug Oo Ku Guleystay Xabad Joojin ay Halkaa Kaga Dhawaaqeen.
Iyadoo muddooyinkii u danbeeyayba ay soconayeen dadaalo lagu doonayay in lagu qaboojiyo xiisadihii colaadeed ee ka jiray Koofurta Gobolka Mudug...
date: 2011-07-26 23:52:10
Articles
Hay’adda Cunta Adduunka WFP Oo manta Bilaabaysa Duulimaadkeedii Ugu Horeeyey Oo ay Gar Gaar Ku Keeneyso Magaalada Muqdisho.
Hay’adda Cunta Adduunka WFP Oo manta Bilaabaysa Duulimaadkeedii Ugu Horeeyey Oo ay Gar Gaar Ku Keeneyso Magaalada Muqdisho...
date: 2011-07-26 23:30:24
Articles
Libaax Horar ah Oo Maanta Dad Ku Laayay Degmada Sablaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya subaxnimadii hore ee Saaka in Libaax dad qaad ah uu weerar ku soo qaaday...
date: 2011-07-23 11:24:47
Articles
Barlamanka Ku Meel Gaarka Oo Maanta Cod Aqlabiyad leh Ku ansixiyay Wasiirada Cusub
Mudanayasha barlamaanka ku meel gaarka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa...
date: 2011-07-23 07:10:55
Articles
Xukuumadda Venzuwela Oo Sheegtay In ay Gar gaar Aadanimo U Fudinayso Dadka ku wax yeeloobay Abaaraha Ka Dhacay Dalka Soomaaliya.
Iyadoo maalmihii u danbeeyay Indhaha Caalamku ay u soo jeedeen xaaladda daran ee ka jirta Dalka Soomaaliya ayaa...
date: 2011-07-23 06:38:16
Articles
Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Oo Markii U Horeeyay Ka Hadlay Xaaladda Soomaaliya.
Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo mar ahaa Madaxweynaha dawladda Ku meel Gaarka Soomaaliya oo iminka saldhiggiisu yahay Dalka Yaman ayaa..
date: 2011-07-23 06:23:39
Articles
Dagaalo Kooban Oo U Dhaxeeyay Xarakada Shabaab Iyo Ciidamada dawladda Oo Xalay Ka Dhacay Duleedka Degmada Dharkeenleey
Daaglo xilli Kooban soconayay oo u dhaxeeyay Ciidamada dawladda iyo kuwa xarakada Shabaab ayaa fiidnimadii Xalay..
date: 2011-07-23 01:20:20
Articles
Xukuumadda Faransiiska Oo Ku Baaqday In Ciidamada Amiosm la Gaarsiiyo Labaatan Kun Oo Askeri.
Sarkaal Sare oo ka Tirsan Ciidamada farnsiiska oo haatan jooga Magaalada Kanbala ayaa ka hadlay Xaaladda Ciidamada AMISOM ee..
date: 2011-07-22 11:59:34
Articles
Xukuumadda Kuweyt Oo Maanta Deeq Dawo Iyo Raashiin Soo Gaarsiisay Magaalada Muqdisho.
Barqanimadii Maanta ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee magaalada Muqdisho soo gaaray Laba Diyaaradood...
date: 2011-07-22 11:39:53
Articles
Fanaanadda Caanka ahayd Ee Kinsi Xaaji Aadan Oo Maanta ku Geeryootay Magaalada Harggaysa
Kinsi Xaaji Aadan oo ka mid ahayd Fannaaniinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa Maanta Ku Geeryootey..
date: 2011-07-22 11:22:06
Articles