Deprecated: mysql_connect(): The mysql extension is deprecated and will be removed in the future: use mysqli or PDO instead in /home/content/05/13955805/html/news/confolder/xiririye-front.php on line 7
Danan Broadcasting Network
HomeNewsArticlesProgramsSportsVideosAudio
Radio Danan Kala soco Warar sugan Soomaaliya iyo Caalamka. Danan Radio waa Warbaahin Xaqiiqda soo saarta
> > News
Xildhlibaanada Barlamanka Ku Meel gaarka Oo Wada Mooshin ay Xilka Uga qaadayaan Guddoomiyaha Barlamanka.
In ka badan Boqol iyo Konton Xildhibaan oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa xiligan xusul duub ugu jira sidii ay xilka uga xayuubin lahaayeen....
date: 2011-12-02 05:15:37
Articles
Col. Maxamed Axmed Caalin Oo Iska Fogeeyay Eedeymaha loo soo jeediyay taa Bedelkeedana U Saariyay Af hayeenka Barlamanka Gal Mudug
Iyadoo Kulan ay shalay yeesheen Golaha wakiilada Maamulka la magac baxay Gal Mudug State....
date: 2011-12-02 00:28:14
Articles
Degaanka Garasle Oo Maanta Xaalad Degannaansha ah Laga Dareemayo
Wararka naga soo gaaraya Degmada Balan balle ee Gobolka Gal gaduud ayaa sheegaya in saakay wax xoogaa deganaan ahi .....
date: 2011-12-02 00:14:14
Articles
Maxkamad Faransiis ah Oo Xukun Ku Ridday Dhalinyaro Bur Cad Badeed Soomaali ah.
Illaa Shan Dhallinyaro Soomaali ah oo lagu soo Eedeeyay Fal Bur Cad Badeednima ah ayaa ....
date: 2011-12-01 06:07:49
Articles
Mudanayaal Ka Tirsan Barlamanka Federaalka Soomaaliya Oo Canbaareeyay Falalka Qaraxyada ah ee Magaalada Muqdisho Ku Soo badanaya.
Iyadoo maalinimadii shalay illaa Sedax qarax ay ka dhaceen qaybo kala duwan ee magaalada Muqdisha ah....
date: 2011-12-01 05:57:23
Articles
Maamulka Xarakada Shabaab Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Oo maanta Dab Suray Raashiin ay Bixisey Hay’adda ICRC.
Maamulka xarakada Shabaab ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Maanta Degaanka K.m.50 ku Gubay...
date: 2011-12-01 05:45:32
Articles
Barlamaanka Maamul Goboleedka Gal Mudug State Oo Wada Mooshin Ka Dhan ah Madaxweyne Caalin.
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Mudanayasha Barlamanka maamulka Gal Mudug State ay maanta shir....
date: 2011-12-01 05:35:07
Articles
Xildhibaano Ka Tirsan Barlamanka Oo Kulan Maanta Ku yeeshay Muqdisho Sheegeyna Inay Xilka Ka qaadayaan Guddoomiyaha Barlamanka
In ka badan Boqol Xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan aan caadi ahayn....
date: 2011-12-01 04:24:55
Articles
Taliska Ciidanka Boliiska Dawladda Federalka Soomaaliya Oo Sheegay In ay wax Ka Qabanayaan Qaraxtada Maalmahan Danbe Ku Soo badanaya magaalada Muqdisho.
Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska dawladda Federaalka Soomaaliya gen. Saacid oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay....
date: 2011-11-30 11:07:50
Articles
Qarax Is Miidaamin ah Oo Subaxnimadii Hore ee Saakay Ka Dhacay Xarunta Villa Baydhba
Sida ay sheegayaan Ilo ku dhow dhow Xarunta Villa baydhabo oo Talis u ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa....
date: 2011-11-30 10:54:18
Articles
Mid ka Mid ah Salaaddiinta Togdheer oo Soo Dhaweeyay Baaqii Dhawaan Ka Soo Yeeray Garaadada Gobolka Sool.
Sulddaan Maxamuud Guuleed oo ka mid ah wax garadka Gobolka Togdheer oo...
date: 2011-11-30 10:22:35
Articles
Xaaladda Degaanka Widh Widh Oo Saaka Deggan Kaddib Dagaal Shalay Halkaa Ka Dhacay.
Wararka naga soo gaaraya degaanka Widh Widh oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa sheegaya in saakay xaalad deganaan ah ....
date: 2011-11-29 22:50:15
Articles