Muqdisho:Arimaha Doorashooyinka soo socda oo laga shiray

Guddiga KMG ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta Xarunta Villa Hargeysa kula kulmay Qareenada dalka ka jira qaarkood.

Guddiga ayaa ka Dhageystay Qareenada talooyin la Xiriira Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Guddiga KMG ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Mudooyinkii danbe waxa ay kulamo layeelanayeen  dhinacyada ay wada shaqeenta kala dhaxeyso.