Maxkamadda ICJ oo Dib Mar kale u dhigtay Dacwadda Soomaaliya iyo Keenya

War Qoraal ah oo ka soo Baxay Maxkamadda ICJ AYAA LAGU Sheegay in Dib Loo Dhigay Guda Galka Dacwadda u Dhaxeeysa Soomaaliy iyo Keenya Ee Dhanka Badda

Qoraalka ICJ Ayaa lagu Sheegay in la dhageeysan Doono Dacwadda Labada Dal Marka la Gaaro Bisha Jun Ee 2020 Iyadoo na ay socon Doonta Dhageeysiga Dacwdda Soomaaliya iyo Keenya 8 jun iilaa iyo 12 ka jun Intaasi ka dib na la Sugi Doono Go’aanka Maxkamdda

War k aka Soo Baxay ICJ AYAA Sidoo kale lagu Xusay in ay san Mar Dambe Dhici Doonin Wax Dib U Dhigis ah OO Ku Saabsan Guda Galka Dacwadda Soomaaliya Iyo Keenya

Go’aanka Cusub Ee Ka Soo baxay IcJ Ayaa imaanaya Xili Dhowaan Xarunta Maxkamadaasi Looga Yeeray Dowladaha Soomaaliya Iyo Keenya Markii Ay Xili Gaasi Keenya Dalbatay in Dib Loo Dhigo Dacwadda