Maxaa looga Halay kulankii Maanta uu Shir Gudoomiyay Axmed Madoobe

Hogaamiyaha Maamulka  Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka bilaha ah ee Golaha Amniga heer Dowlad Goboleed waxaa ka qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka koobad Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo Sarakiisha kala duwan ee Ciidamada Jubbaland Xooga dalka iyo AMISOM.

kulanka ayaa waxaa looga Hadlay waxyabo badan waxaana kamid ah sidii loo Adkeen lahaa Amniga.