Maxaa Looga Hadlay Shirka Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir

Kusimaha Duqa Muqadisho ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ibraahim Cumar Mahadale (ibraahin dheere) ayaa Maanta shir gudoomiyay Shirka Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Shirkaan ayaa maanta waxaa looga hadlay Fatahaad Baladweyne iyo Maamulka Gobolka Banaadir sida ay uga qeyb qaadan lahayeen Gargaarka loo fidinaya dadkii uu saameeyay wabiga shabelle ee Baladweyn kunool.