Mas’uuliyiin ka tirsan hirshabelle oo Wali la’yahay iyo qaar kaloo laga soo badbaadiyay doontii la degtay

Gurmadka Lagu soo badbadiyo Dadkii Ay doonta la degtay ayaa Wali ka socda Magaalada Baladweyn Ma’uuliyiin ay kamidyihiin Mayarka Beledweyne Safiyo Xasan Shiiq Cali Jimcaale iyo Guddomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cabdi Fitaax Xasan Afrax ayaa kamid ah dadka laga soo badbaaday.

Wali waxaa jira dad lagu la’yahay Doontaas, Waxaana Kamid ah dadka la’yahay Talyaha Arrimaha Haweenka Madaxweynaha Hirshabelle Dahabo Axmed Xasan iyo Askari ilaalo u ah

lama oga ilaa iyo haatan xalada dadka wali la’yahay.