Maraykanka oo ka Codsaday kuuriyada waqooyi in Dib loo Bilaabo Wada Hadalada labada kuuriya

Madaxda ugu sareysaa dalka kuuriyada koonfureet oo kahadleysay  xaflad lagu maamusayay  kala badh  muda xileedkii  madaxweyne chung ayaa soo hadal qaaday wadahadalada  labada kuuriya ayagoo  kadhawaajiyay in maraykanka  si firfircoon ugu dhiira galinaya kuuriyada koonfureed  inay timada miiska wada Hadalada.

“maraykanka si firfircoon ayuu iskugu dayaa inuu qanciyo kuuriyada waqooyi si ay ugu soo laabato miiska wada hadalada “ayuu yiri lataliyaha madaxweynaha kuuriyada koonfureed ee Arimaha amaanka asagoo sheegay in mudada kamabeysta ah ee kuuriyada koonfureed  ay u qabatay wali ay garwaaqsan yihiin.

Madaxweynaha kuuriyada koonfureed ayaa bishii apriil u qabtay mudo sanad ah in maraykanka uu  muujiyo firfircooni iyo  in aysan iska dhigo tiraan mudadaas.