Sheekh shariif sheekh Axmed oo ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo qudbad ka Jeedinayay caleema saarka Axmed madoobe ayaa waxa uu kahadlay Wax yaabo fara badan
Waxa uuna sheegay in hadii dalka siidan uu kusii socdo marka lagaaro sanadka 2021 Aysan dalka ka dhacayn doorasho qof iyo cod ah
Waxa uuu sido kale xusay in aysan haatan muuqan rajadii lagu gaaari lahaa doorasho qof Iyo Cod ah Sheekh shariif Sheekh Axmed ayaana yiri ma filayno in doorasho qof iyo cod ah Ay ka dhacdo dalka marka lagaaro 2021.