Hogaamiyihii hore ee maamulka koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan oo kusugan magaalada kismayo kana qayb galay Caleema saarka Axmed madoobe ayaa mar uu qud bad ka jeedinayay waxa uu sheegay in Doorashadii ka dhacday Baydhabo lagu dilay dad lana Xiray Dad kale Waxa uuna ku baaqay in la sii daayo kuwa Xiran.
Waxa sidoo kale uu sheegay in ilaa hada madaxda dalka aysan raali galin ka bixin Dhibaatadii ka dhacday magaalada baydhaba
Waxaa kale uu xusay in Mukhtaar Roobow uu wali xiranyahay dowlaladdana markii Hore Ay si qalad u xirtay