Maxamed Cabdi Ware Madaxaweynaha Hir-shabelle ayaa magacaabey Guddi gurmadka Fatahaadaha Wabiga Shabelle,kuwaas oo ka shaqeen doona fatahaadaha ka jira Magaalada Baladweyne.
Madaxweynaha hir-shabelle ayaa Wareegto uu xalay soo saaray ku magacaabay guddigan oo ka kooban 14 xubnood,isagoona u wakiishay in ay gurmad u fidiyaan shacabka ay fatahaaduhu saameeyeen
Hoos ka Akhriso magacaabista Madaxweyne waare.