Waxaa goor dhaw xarunta golaha shacabka Ee baarnamaanka soomaaliya ka furmay xafladda furitaanka kala fadhiga 6- Aad ee baarnamaanka soomaaliya
Xaflada ayaa waxaa ku sugan Madaxda ugu sareesa dalka sida madaxweynha JFS Maxamed Cabduulahai Farmaajo, Gudoomiyasha barnamaanka Maxamed Mursal sheeikh cabdiraxmaan iyo ku xigeenadiisa, Marti sharaf kala duwan iyo waliba kooxda hobalada waabari iyagoona halkas ku soo bandhigaya heeso ka turjimeya wadaniyada
Waxaana la filayaa in uu Madaxweynaha uu daahfuro Xaflada Furitaanka kala fadhiga 6-Aad iyadoona Amaanka Goobta Si aad ah loo adkeeyey