Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaliyaa Mundane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa waxa ay ku wajahanyahayihiin magaalada Adis Ababa ee caasimadda Dalka Itoobiya.
Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu kulamo la qaato madaxda ugu sareysa dalkaasi, Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaan la ogeyn sababta iyo ujeedka ay u tagayaan Adis Ababa.