Maamulka Magaalada Marka oo Kahadlay Arimo Kusaabsan Magaaladaas

Cabdulaahi Cali Axmed waafoow Gudoomiyaha Magaalada Marka  oo lahladay Warbaahinta Danan ayaa  Waxa uu ka warbixiyay xaalada Amni ee magaaladaas iyo Howlgalo ka dhacay magaaladaas.

Gudoomiyaha magaalada Marka  waxa uu sheegay Howlgalka in lagu soo qabtay dad Sameenayay  falal amniga lidi ku ah, Sidoo kale waxa uu ka Jawaabay Eedeymo dhawaan loo jeediyay.

Hoos ka dhageyso waraysiga Gudoomiye Waafoow:-