Maamulka Gobolka Banaadir Oo Qaaday Talaabo kale oo lagu Qurxinayo Bilicda Caasimada muqdusho

Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo wacyi galinta maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed  ayaa maatna waxa ay agab nadaafadeed ku warewjisay 350 shaqalaha waxda nadafada iyo Darjiinooyinka.

Agabkaan ayaa waxaa looga shaqeyn doono bilicda caasimadda muqdisho.

Gudoomiye Basma ayaa kula dardaaranta shaqalaha waaxda nadaafadda in ay ka shaqeeyaan bilicda caasimadda si loo helo magaalo nadiif ah.