Waxaa maalinkii labaad faaruq ah suuqyada lagu iibiyo Hilibka geela iyadoona sababta lagu sheegay in uujiro khilaaf kaas oo sabababy in gabi ahaanba ay joojiyeen Dadka iibiya
hilibka geela . waxaana cabasho muuujiyay dad badan oo ibsan jiray Hilibka geela.
Yaasiin Xuseen Maxamed Waa Gudoomiyaha Midowga Dalada Xoolaha iyo Iibka Ee G/Banaadir waxa uu lahadlay warbaahinta Danan waxa uuna kawarbixiyay shir ay layeesheen Maamulka G/Banaadir waxa uuna sheegay in khilaafka uu soo idlaaay islmarkaana ay dib ubilaabi doonaan iibinta hilibka geela.
Hoos kadhageyso Codka Yaasiin Xuseen:-