Maamulka G/Banaadir Oo Sare u Qaaday Bilicda Caasimada Muqdisho

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Dhanka arrimaha Bulshada iyo Wacyi Galinta Marwo Basma Caamir Axmed ayaa maanta kulan la qaadatay waaxda Nadaafada Dowladda Hoose ee Xamar waxayna kula dardaarantay waxyaabo badan waxaana kamid ah in la dardar galiyo Bilicda Nadafadda Caasimadda Muqdisho.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mudooyinkii danbe waday sara uqaadida Bilicda caasimada muqdisho iyo kashaqeynta nadaafadda.