Maamulka Degmadda Xamar-jajab ayaa maanta 200 oo qoys oo danyar ah u qeybiyay raashin.
Guddoomiye Ku xigeenka Arrimaha Bulshadda iyo Wacyigelinta maamulka Gobolka Banaadir marwo Basmo Caamir Axmed ayaa goobjoog aheyd goobta raashinka loogu qeybiyay dadka danta yar.