Maamul Cusub oo la qorsheynayo in laga Garab Dhiso Kan Dowladda Ee Galmudug

Waxa lagu wadaa in uu maalmaha soo socda shir looga hadlaayo Aayaha galmudug uu ka furmo magaalada moqdisho shirkaan oo daba socda shirkii lagusoo gabagabeeyay magaalada hobyo ee gobolka mudug  ayaa waxa la doonayaa in lagu qabto magaalada moqdisho qeybtiisa labaad oo maalmaha nagu soo foodleh  lagu qaban doono caasimada dalka Ee moqdisho.

Waxaa danan u waramay oo shirkaan ka furmidoona muqdisho  faahfaahin ka siiyay boqor Cabdi Axmed cali oo  ah boqorka beelaha hawiye waxana uu sheegay in shirkaan looga hadli doono maamul cusub oo ay doonayaan in ay ka dhistaan galmudug waxaana uu tilmaamay in dhawaan la Caleema saari doono shaqsiga ay doonayaan in uu hogaamiye maamulka.cusub oo ay dhisi doonaan.