Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Guddoomiye Kuxigeenka 1aad Ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Ibaraahim Sheekh Muudeey Ayaa Maanta La Kulmay Safiirka Ingiriiska u Fadhiya Soomaaliya Mr.Ben Fender Obe.
Kulanka ayaa waxaa Looga Hadlay waxyaabo badan Waxaa Ka Mid Ahaa Sidii Loo Xoojin Lahaa Wada Shaqeynta Safaarada Iyo Golaha Shacabka.