Kulan Kadhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

Shirka isbuuclaha ahaa ee waxyaha Daqliyada Dowladda Hoose ayaa maanta waxaa lagu qabtay xafiiska gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo maaliyadda.

Shirkaan ayaa waxaa shir Gudoominayay Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ibraahim Cumar Mahadale (ibraahim dheere) kulankaan ayaa waxaa looga Hadlay dardar galinta Daqliga Dowladda Hoose.