Koonfur Galbeed oo iska Bareejeesay Hirshabeele

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta-gareen ) ayaa magacaabey Gudiga Fatahaadyada Deeganada Koonfur Galbeed.

ujeedka magacaabistaan ayaa waxa ay tahay in ay gudigaan ay lashaqeeyaan gudigii ay dowladda magacaawday

waxaana xusid mudan in Horay maamulka Hirshabeele ay Magacaabeen Gudiga  fatahaadaha oo u gurmanaya dadka uu  saameeyay wabiga shabeele.

Hoos ka aqriso magacyada xubnaha gudiga uu magcaabay hogaamiyaha maamulka koonfur galbeed.