Jarmalka oo faransiis ka Gadigay burburinta Nato

Wasiiirka Arimaha dibada ee dalka Jarmalka Heiko Maas ayaa  kaga digay faransiiska  inay wiiqdo gaashaan buurta NATO  taas ayaa noqoneysa  fariintii  ugu cusleyd oo ay Jarmalka kaga falceliyaan Cambareynta fanansiiska Uu ku hayo NATO.  Wasiirka ayaa sido kale xusay inay qalad tahay in la wiiqo awoodaha NATO asagoo dhanka kale soo jeediyay in la aas aaso Golaha Amaanka  reer Yurub  ingiriiskana ay kanoqato xubin muhiim ah ayadoon lafiirineynin Kabixitaankeeda Midowga Yurub.

Madaxweynaha faransiiska Emanuel Makron ayaa u sheegay dhaqaalayahanada in NATO ay Wajaheyso wuxuu ku tilmaamay maskax xanuun iyo inaysan haysan gorshe cad oo lagu Maareeyo Amaanka .faransiiska aya door cad aanan ku laheyn qorshayaasha military Oo ay ka Arinsaneysay NATO Walow ay tahay xubin ka mid ah Aas aasayasha NATO.