[vc_row][vc_column width=”1/1″]
Trending Now
Taliye kuxigeenkii hore ee NISA oo ka digay heshiis ay Soomaaliya...
Taliye kuxigeenkii hore ee Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Ismaaciil Cusmaan ayaa ka digay heshiiskii ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Qatar, kaasoo ku saabsanaa...
WORD CUP 2016
WRC Rally Cup
SPORT NEWS
HEALTH & FITNESS
CYCLING TOUR
TENNIS
Dhageyso:- Warka Duhur Ee Radio Danan 24-10-2019
Dhageystayaasheena waxan idin soo Gudbinenaa warka Duhur Ee Radio Danan Waa Maalin Khamiis ah Taariikhduna ay ku Beegan tahay 24/10/2019
Warka waxaa idin akhrinaya wariyaashena...
Qaramada midoobay oo ka Qayb Qaadanaysa Gurmadka Dadkii Fatahaadaha ay saameeyeen
James swan wakiilka qaramada midoobay uqaabilsan arimaha soomaaliya ayaa waxa uu kahadly fataadaha ay sameeyeen labada wabi ee jubba iyo shabeele waxa uuna sheegay...
LATEST ARTICLES
Kulan looga hadlay arimaha Soomaaliland iyo Dowladda dhexe oo ka dhacay Muqdisho
Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka BFS iyo guddiga dib u wada hadalsiinta dowladda dhexe iyo Soomaaliland ayaa kulan ku yeeshay xaruunta Villa Hargeysa ee Golah ay ku shiraan iyadoo kulankan uu shir guddoominayay...
Al shabaab oo deegaanka Kutulo ku dishay 10 Kenyaan ah
Maleeshiyaad hubaysan kana tirsan Al shabaab ayaa galabta deegaanka Kutulo ee ku yaala duleedka degmada Wajeer ee Gobolka waqooyi bari Kenya ku laayay dad udhashay dalka Kenya ka dib markii gaari bas ah oo...
Wasiir Maareeye oo jawaab kulul siiyay Siyaasiga CC Warsame
Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo la hadlay Saxaafadda ayaa ujawaabay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ee dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in Sheekh Xasan Daahir Aweys usoo adeegsatay in isaga uu...
Siyaasiga Cabdiraxmaan CC Warsame oo dowladda ku eedeeyay inay ka dambeyso Maxbuuskii isaga Diinta...
Ka dib markii Sheekh Xasan Daahir Awey oo ka mid ah Culimada Soomaaliya una xiran dowladda federaalka Soomaaliya uu diinta Islaamka ka saaray Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ka dib markii siyaasiga uu sheegay in Culimada...
Kooxda Dharkenley oo la gudoon siiyay Koobka Degmooyinka
Munaasabad kooban oo xalay xili dambe lagu qabtay Garoonka Ciyaaraha ee ENG Yariisow Stadium ayaa waxaa Koobka Ciyaaraha 17 degmo ee gobolka Banaadir lagu gudoonsiiyay Kooxda Ciyaaraha ee Degmada Dharkenley oo xalay afka ciida...
Dibad-bax kor ay kala socdeen Ciidamada dowladda oo ka dhacay Guriceel
Salaadii Jimcaha ka dib ayaa degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta ka dhacay dibad-bax ay dhigeen taageeriyaasha Ururka Ahlusunna ee Degmada Guriceel iyadoo ay ka qeyb galeen dibad-baxaasi qaar ka mid ah Culimada...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Oo kulan la qaatay Xubno ka socday Hey’addaha USAID iyo PACT
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS Xasan Xuseen Xaaji oo ay wehliyaan howl wadeeno ka tirsan Wasaaradda ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Hey’addaha USAID iyo PACT, Kulanka ayaa looga hadlay sidii...
Dowladda Oo Maanta Soo Saartay Digniin Horleh
Dowladda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa heegan buuxa galisay, kooxaha ka shaqeeya gurmadka deg degga iyo talisyada ciidanka booliska, iyadoo cabsi laga qabo roobab mahiigaan ah oo dabeylo wata inay ka da'aan dalka.
qoraal Maanta kasoo...
Golaha Aqalka Sare Oo Maanta Kawada Hadlay Qodobo Muhiim ah
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 20 aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed...
Sheekh Shariif Oo Xisbigiisa ka Eriyay Mudane ka Tirsan Golaha Shacabka
Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed Oo kamid ah Xildhibaanda Golaha shacabka sidoo kalane ahaa Xoghayaha Xisbiga Himilo qaran oo uu Hogaaminayo Sheekh Shariif sheekh Axmed ayaa lasheegay in xisbigaas laga eryay.
Madaxda Xisbiyada Qaran waxa ay...