Saturday, April 17, 2021
Radio Danan

[vc_row full_width=”” parallax=”” parallax_image=””][vc_column width=”1/1″]

[/vc_column][/vc_row][vc_row el_class=”td-ss-row”][vc_column width=”2/3″]

Infinite Load Articles

Kulan looga hadlay arimaha Soomaaliland iyo Dowladda dhexe oo ka dhacay...

Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka BFS iyo guddiga dib u wada hadalsiinta dowladda dhexe iyo Soomaaliland ayaa kulan ku yeeshay xaruunta Villa Hargeysa...

Al shabaab oo deegaanka Kutulo ku dishay 10 Kenyaan ah

Maleeshiyaad hubaysan kana tirsan Al shabaab ayaa galabta deegaanka Kutulo ee ku yaala duleedka degmada Wajeer ee Gobolka waqooyi bari Kenya ku laayay dad...

Wasiir Maareeye oo jawaab kulul siiyay Siyaasiga CC Warsame

Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo la hadlay Saxaafadda ayaa ujawaabay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ee dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay...

Siyaasiga Cabdiraxmaan CC Warsame oo dowladda ku eedeeyay inay ka dambeyso...

Ka dib markii Sheekh Xasan Daahir Awey oo ka mid ah Culimada Soomaaliya una xiran dowladda federaalka Soomaaliya uu diinta Islaamka ka saaray Cabdiraxmaan...

Kooxda Dharkenley oo la gudoon siiyay Koobka Degmooyinka

Munaasabad kooban oo xalay xili dambe lagu qabtay Garoonka Ciyaaraha ee ENG Yariisow Stadium ayaa waxaa Koobka Ciyaaraha 17 degmo ee gobolka Banaadir lagu...

Dibad-bax kor ay kala socdeen Ciidamada dowladda oo ka dhacay Guriceel

Salaadii Jimcaha ka dib ayaa degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta ka dhacay dibad-bax ay dhigeen taageeriyaasha Ururka Ahlusunna ee Degmada Guriceel iyadoo...
[/vc_column][vc_column width=”1/3″][vc_widget_sidebar sidebar_id=”td-default”][/vc_column][/vc_row]