Kulan looga hadlay arimaha Soomaaliland iyo Dowladda dhexe oo ka dhacay...

Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka BFS iyo guddiga dib u wada hadalsiinta dowladda dhexe iyo Soomaaliland ayaa kulan ku yeeshay xaruunta Villa Hargeysa...

Al shabaab oo deegaanka Kutulo ku dishay 10 Kenyaan ah

Maleeshiyaad hubaysan kana tirsan Al shabaab ayaa galabta deegaanka Kutulo ee ku yaala duleedka degmada Wajeer ee Gobolka waqooyi bari Kenya ku laayay dad...

Wasiir Maareeye oo jawaab kulul siiyay Siyaasiga CC Warsame

Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo la hadlay Saxaafadda ayaa ujawaabay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ee dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay...

Siyaasiga Cabdiraxmaan CC Warsame oo dowladda ku eedeeyay inay ka dambeyso...

Ka dib markii Sheekh Xasan Daahir Awey oo ka mid ah Culimada Soomaaliya una xiran dowladda federaalka Soomaaliya uu diinta Islaamka ka saaray Cabdiraxmaan...

Kooxda Dharkenley oo la gudoon siiyay Koobka Degmooyinka

Munaasabad kooban oo xalay xili dambe lagu qabtay Garoonka Ciyaaraha ee ENG Yariisow Stadium ayaa waxaa Koobka Ciyaaraha 17 degmo ee gobolka Banaadir lagu...

Dibad-bax kor ay kala socdeen Ciidamada dowladda oo ka dhacay Guriceel

Salaadii Jimcaha ka dib ayaa degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta ka dhacay dibad-bax ay dhigeen taageeriyaasha Ururka Ahlusunna ee Degmada Guriceel iyadoo...

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Oo kulan la qaatay Xubno ka socday Hey’addaha...

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS Xasan Xuseen Xaaji oo ay wehliyaan howl wadeeno ka tirsan Wasaaradda ayaa kulan la qaatay xubno ka...

Dowladda Oo Maanta Soo Saartay Digniin Horleh

Dowladda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa heegan buuxa galisay, kooxaha ka shaqeeya gurmadka deg degga iyo talisyada ciidanka booliska, iyadoo cabsi laga qabo roobab mahiigaan...

Golaha Aqalka Sare Oo Maanta Kawada Hadlay Qodobo Muhiim ah

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 20 aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay...

Sheekh Shariif Oo Xisbigiisa ka Eriyay Mudane ka Tirsan Golaha Shacabka

Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed Oo kamid ah Xildhibaanda Golaha shacabka sidoo kalane ahaa Xoghayaha Xisbiga Himilo qaran oo uu Hogaaminayo Sheekh Shariif sheekh Axmed...

Mareykanka Oo Baadi Goobaya Maskaxdii ka Dambeysay weerarkii Xerada Bali Doogle

Muwaadin Mareykan ah oo ku jira Liiska Argagixisada la Doonayo ee FBI ayaa lagu soo oogay dambiyo dheeraad ah oo la xiriira inuu xiriir...

Qaramada Midoobay oo Walaac ka Muujisay la Dagaalanka isbedelka Cimilada

Xog hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres  ayaa sheegay in dadaalada Aduunka ee lagu joojinayo isbeddelka cimilada ay yihiin kuwo aan dhameys tirnayn...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Ku Noqashada Qoondaha Miisaaniyaddda 2019-ka

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS Ayaa Maanta waxa Ansixiyeen Ku Noqashada Qoondaha Miisaaniyaddda 2019-ka, Iyadoo Kooramka Golaha Uu Ku Furmay 141 Mudane, Waxa Kulanka Shir...

Duqa Muqdisho Oo Gudoomiyeyaal Degmo Magacaabay

Gudoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa Maanta waxa uu  Gudoomiyeyaal cusub u magaacabay degamada Shangaani iyo Waaberi. Duqa...

Dowladdaha Soomaaliya iyo Sweden Oo Kala Saxiixday Heshiis Dhinacyo Badan leh

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ku saxiixay Muqdisho heshiis is-afgarad Akadeemiyadda loo yaqaan Folke Bernadotte Academy (FBA)...

Maxaa looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan Gudaha magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Kulanka...

Wariye Xirnaa 68 Cisho Oo Xabsi laga siidaayey iyo FESOJ oo...

Isutaga Suxufiiyinta Soomaaliyeed ee FESOJ waxey soo dhaweyneysaa sii deynta Wariye Cabdiqaadir Barre Macalin oo 68 cisho xabsi ugu jiray war siyaasadeed uu tabiyay. Wariye...

Sheekh Shariif Oo Sheegay in marna Uusan Raali ka ahayn Dib...

madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya hadana ah Hogaamiya Xisbiga Himo qaran ayaa maanta waxa ay kulan wada qaateen Danjire Donald Yamamoto oo ah safiirka Maraykanka...

Baarlamaanka Ciraaq oo Ansixiyay is Casilaadii Ra,iisal Wasaare Cadil Cabdul Mahdi

Baarlamaanka ciraaq oo maanta kulan ku yeeshay caasimada baqdaad ayaa ansixiyay is casilaada ra,iisal wasaare cadil cabdul mahdi intii lagu jiray kala fadhigii maanta...

Dad shacab iyo Askar iskugu jira oo lagu Dilay Dalka...

Toban ruux oo looga shakisan yahay inay ka ganacsadaan daroogada iyo afar boolis ah ayaa lagu dilay howgal ay kooxo burcad ah ka fuliyeen...