Gudoomiyaha Golaha shacabka oo kulan la yeeshay Ergayga QM ee soomaaliya

Kusimaha madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa  qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada middoobey u qaabiilsan Arimaha soomaaliya james swan.  Gudoomiyaha Golaha shacabka sidoo kalane ah kusimaha madaxweynaha jfs ayaa ergayga qaramada midoobay u qaabilsan arimaha soomaaliya kala hadlay waxyaabo badan waxaana kamid ah taageeridda meelmarinta sharciyada muhiimka ah.