Gudoomiyaha Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka soomaliya maxamed mursal Sheekh C/raxmaan ayaa isugu yeeray xildhibaanada si ayugu soo qeyb galaan furitaanka kala fadhiga ee Golaha
Xafiiska gudoomiye maxamed mursal sheekh c/raxmaan ayaa maanta qoraal kasoo baxay lagu shegay in kala fadhiga 6aad ee baarlamaanka uu furmi doono 9-ka bishaan october oo ku beegan maalinka arbacada ah
Xildhibaanada baarlamaanka ayaa la faray inay ugu danbeyn dalka kusoo laabtaan 7-da bisha october oo ku beegan maalinka isniinta kala fadhiga 5aad ee baarlamaanka ayaa laxiray bishii 7aad ee sanadkaan iyadoo muddo labo bila ah la fasaxay
Halkan Hoose ka akhriso qorolka uu soo saaray Gudoomiye mursal