Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo War Adag ku dhawaqay

Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud  Maxamed (cumar filish )oo kahadlayay Arimaha dhaqaalaha ee dalka ayaa waxa uu  sheegay in dowladda ay ku dadaaleyso Adeegyada bulshada sida caafimaadka iyo dhismaha wadooyinka.

Waxaa kale uu xusay in dhaqaalaha laga qaado bulshada ku dhaqan muqdisho ay kusameenayaan wax Qabad muuqda.

Hoos ka dhageyso codka gudoomiyaha G/Banaadir:-

Cod Duqa Muqdisho