Gudoomiyaasha Degmooyinka luuq beledxaawo iyo doolow ayaa dib ugu soo laabtay Deegaanadooda kadib mudo ay ka maqnaayeen .
Gudoomiyaha Degmada luuq Ee Gobolka Gedo Maxamed Cabdulaahi Muudey Gardhuub Oo Warbaahinta lahdlay ayaa sheegay in ay qaban doonaan shir ay ugu hadlayaan kabixistooda Maamulaka jubaland islamarkaana ay lashaqeen doonaan Dowladda federaalka Ee Soomaaliya.
Hoos Kadhageyso Codka Gudoomiyaha Degmada luuq Ee Gobolka Gedo:-