Gudoomiyaha Balad wayne oo kahadlay fatahaada Uu Sameeyay Wabiga Shabeele

Gudoomiyaha  Degmada Baladweyne Cusmaan Dhicisow Dhuubow  Oo lahadlay saxaafada Ayaa waxa uu kahadlay Fatahaada wabiga shabeele uu ku Sameeyay xaafad katirsan Baladweyne oo sii korortay Waxa Uu Sidoo kale kahadlay saameenta uu bulshada  Wabiga Shabeele ku yeeshay Isagoona dowladda ka codsady in ay caawiyaan bulshada uu fatahaada ku sameeyay wabiga shabeele  inta aysan xaalada kasii darin.

Hoos ka Dhageyso codka Gudoomiyaha degmada baladweyne:-