Gudiga Maamul usameyn Galmudug oo Gaaray Dhuusamareeb

Guddiga Farsamada Maamul u sameynta Galmudug ayaa gaaray goordhaweyd gaaray Caasimada Maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb.

Gudigan tagistiisa ayaa kusoo beegmeysa xili Ahlusunna ay diidan tahay Gudigan Dowlada sameystay iyagoo ku dhawaaqay gudi kale.