Gudiga Doorashada Galmudug Oo lagu Dhawaaqay

iyadoo Mudooyinkii danbe lagu howlanaa dhisida Maamulka Galmudug ayaa maanta waxa lasoo saaray Jadwalka Doorashada maamulkaasi. Gudiga Doorashooyinka Maamulka Galmudug ayaana soo saaray Jadwalka Doorashada Gudoonka Baarlamaanka,Xildhibaanada Iyo Hogaaamiyaha.

Guddiga ayaana  u asteeyay in 25 illaa 28 November inay noqoto waqtiga la xaqiijinayo Odayaasha dhaqanka Maamulka Galmudug.

Hoos Ka Aqriso Jadwalka:-