Gudiga Arimaha Gudaha iyo Amniga oo maanta kulan la yeeshay wasiirka amniga Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska

Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa Maanta la kulmay Wasiirka Amniga Gudaha XFS iyo Taliyaha Ciidanka Booliska.

Kulanka ayaa ahaa xog-wareysi la xiriira Aminiga Guud ee Dalka.

dhanka kale kusimaha Gudiga arimaha gudaha iyo amniga ahna gudoomiye ku xigeenka Gudiga Xildhibaan maxamed cabdulle faarax Geeseey ayaa ka warbixiyay kulanka ay laqaaten wasiirka amniga iyo taliyaha booliiska wuxuuna sheegay In kulanka uu ahaa is xogwareysi islamarkaana ay Bogaadinayaan Shqada ay hayaan xubnaha Amniga wuxuuna kula dardaaramay in shacabka ay ugu shaqeyan si Hufan.