Guddiga KMG Ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo  Maanta Kismaayo kula kulmay Golaha Wasiirada Ee Maamulka Jubaland

Kulanka oo Kadhacay Guriga Martida ee Maagalada Kismaayo ayaa Golaha Wasiirada Ee Dowlad Goboleedka Juba-land looga dhageystay Aragtidooda ku aadan Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo uu Guddiga Gacanta Ku haayo.

Guddiga KMG ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Muddooyinkan waday wada-tashiyo la xiriira Sharciga Doorashooyinka Qaranka.Waxa uu Booqday Guddiga Dhamaan Dowlad Goboleedyada Dalka ka Jira.