Gobolka Banaadir Oo Dhaawacyo Dibada u qaadaya

Gudoomiyaha Haweynka Gobolka Banaadir jawaahir Maxamuud Jaamac (Jawahir Barqab) iyo masuuliyiin kale ayaa isbitaalka madiina ku booqday laba askri oo dhawacyadoda dalka wax looga qabna wayay.

Dhawcyadaan ayaa waxaa Dalka dibadiisa u qadin doona Maamulka Gobolka Banaadir ee uu hogaamiy Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar filish)