Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyn oo Maareeye Cusub loo magacaabey

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Kusimaha Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka hirshabeelle ahna Wasiir ku xigeenka Wasaaradas Ayaa waxa uu xilka maareeye Cusub Ee Garoonka Diyaaradaha Baladweyn looga magacbey Yuusuf Axmed Diiriye isagoona Maareeyihii hore xilka laga qaaday

Garoonka Diyaradaha Magaalada Baladweyn ayaa Saameeyn xoogan ku Yeesha Fatahaadaha ay dhaliyaan Wabiga shabeelle iyo Roobabka Halkaas ka Da’a’ Isla Markana uu ubaahan yahay dib uhabeyn