Galmudug oo looga Digay wixii ka Dhacay  Magaalada kismaayo  

Siyaasi Cabdi Rashiid jeyte oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo lahadlay warbaahinta danan ayaa kahadlay khilaafka udhxeeya dowladda Federaalka ee soomaaliya iyo Ahlusunah Ee kataagan Magaalada dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.siyaasi Cabdi Rashiid ayaa ku baaqay in ladajiyo xaalada siyaasiyadeed ee kataagan magaalada dhuusamareeb sidoo kale waxa uu ku baaqay in dhuusamareeb aysan ka dhicin wixii ka dhacay maglaada kismaayo .dhanka kale musharaxiinta utaagan qabashada xilka maamulka galmudug ayuu ugu baaqay in ay ka fakaraan Aayaha iyo danaha dadka shacabka ee ku dhaqan deegaanada galmudug.

Hoos kadhageyso Codka Siyaasi Cabdirashiid jeyte.

110109_005