Sida wararka aynu ku Heleeno dagaalka ayaa waxa uu udhaxeeyay ciidamo daacad u ah Mukhtaar Roobow iyo ciimada dowlada oo hal dhinac ah iyo Alshabaab oo weerarka ku Qaaday Dagaalkaan ayaa waxa uu ka dhacay deegaan Hoostaga degamada xudur ee Gobolka Bakool Lama xaqiijin karo qasaaraha ka dhashay dagaalkaan balse dad Goobjoogayaal ayaa warbaahinta usheeegay in Hubka culus ay isku adeegsadeen labadda Dhinac Dad kusugan degmada Xudur ayaa warbaahinta u sheegay in Gudaha degamada laso galiyay Askar dhimasho iyo dhawac uu kasoo gaaray dagaalkaasi
Dagaalka ayaa waxa uu dhacay saakay waabarigii waxaana weerarka qaaday ururka Alshabaab Majiro wax war ah oo kasoo baxay saraakiisha ciidamda dowladda ee kusugan Degmadda xudur Balse Alshabaab ayaa dagaalkaas guulo kasheegtay.