Faah Faahino Kasoo Baxaya Dagaal dhexmaray Ciimada dowladda iyo Alshabaab

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada hoose ee maamulka jubaland  ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal xoogan Uu  ku dhexmaray deegaano katirsan Gobolka jubada hoose dagaalyahano katirsan Alshabaab iyo ciidamada xooga dalka soomaaliya oo isgarabsanaya kuwa maamulka jubaland.

Dagaalkaas ayaa Waxaa sababay howlgallo ay ka sameeyeen ciidmada dowldda soomaaliya deegaanada koban iyo Bangeeni oo kawada tirsan G/Jubada hoose sidookale wararka ayaa sheegaya ciidamada xooga dalka soomaaliya intii ay kugudo jireen howlgaladaas in ay kudileen 4 katirsan dagaalyahanada alshabaaba.

Dhanka Alshabaab wax war ah kama soo bixin oo ku aadan dagaalkaas.