Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta Gaaray Degmada Baraawe ee Casimada Maamulka Koonfur galbeed Somaliya.sababta ay ugaareen maanta wafiga uu Hogaaminayo laftagareen degmada baraawe ayaa waxa lagu sheegay in degmadaas ay kasameen rabaan Dhismo Gole deegaaan ,xarig Kajar xarumo iyo qodobo kale oo muhim ah.
Wararka Faah Faahin: Sababta uu Hogaamiyaha Koonfur Galbeed utagay Degmada Baraawe
- Advertisement -