Faah Faahin: Qarax Kadhacay Gudaha Muqdisho

Qaraxaan oo ahaa mid lagu xiray gaariga nooca raaxada ayaa waxa uu ka dhacay Isgooska soobe Ee magaalada Muqdiho gaar ahaan agagaarka hotel safaari.

qasaaraha kadhashay qaraxaan ayaa gaaraya Sadex qof oo dhaawaca ah sida warara qaar aynu ku helayno.

Ciidamada dowladda ayaa waxaa lasheegayaa in ay gacanta ku dhigeen shaqsi lasheegay in gaariga uu qaraxa ku xiray waxaana haatan shaqsigaa kusocota baaritaan.