Faah Faahin laga bixiyay Howlgal Ciidamada Booliiska ay Sameeyeen Degmada Dhuusa Mareeb

Cabdi xasan macalin oo ah Taliyaha Ciidamada booliiska dhuusa mareeb oo saxaafada lahadlay ayaa ka warbixiyay Holwgal amni xaqiijin ah oo ay sameeyeen ciidamada booliiska degmada dhuusa mareeb ayna kasameyeen degmada dhuusa mareeb ee xarunta maamulka galmudug. taliyaha ayaa shacabka ugu baaqay in ay lashaqeeyaan Ciidamada Booliiska Dhuusa mareeb.

howlgalkaan ayaa kusoo Aadaya xili lafilayo in degmada dhuusa mareeb ay kadhacdo doorashada gUud ee maamulak Galmug

Hoos Kadhageyso codka taliye Cabdi xasan macalin:-

cod Taliye cabdi xasan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

JKH