Duqeyn ka dhacday Deegaan Katirsan Shabeelaha Hoose

Faahino kala duwan ayaa kasoo xaya duqeyn ka dhacday Duleedka deegaanka baladul Amiin oo kamid ah deegaanada Hoos yimaada degmada afgooye Qaar kamid ah dadka deegaanka waxa ay sheegeen in duqayntaan ay dhacday shaalay galinkii danbe Waxaana ay Duqeynta ka Dhcaday goob ay ku sugnaayeen dagaalmayaal katirsan Alshabaab Duqeyntaan ayaa waxa Ka dhashay qasaaro balse lama ogo halka uu gaarsiisanyahay

Dhanka kale majiro wax war ah oo kasooo baxay saraakiisha ciidamada Dowladda iyo Maamulka  Gobolka shabeelaha Hoose oo ku Aadan duqeyntaan lala bartilmaamedsaday dagaalmayal katirsan Alshabaab