Siyaasi Cabdirashiid jeyte oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaliyeed lana hadlay Warbaahinta Danan ayaa waxa uu kahadlay lacagihii dhawan ay dowladda ugu deeqday bulshada reer baladweyn ee uu sameeyay fataahada wabiga shabeelle.
Waxa uuna shegay in dowlada aan lagafilayn in ay bixiso 500,000 dollar islamarkaana looga baahnaa in ay intaas wax kabadan ay bixiso sido kale waxa uu xusay in ganacsata ay bixiyeen lacago aad ubdan isagoona xusay in dowladda kaalin muuqata aysan kaqaadan gargaarka shacabka baladweyn ee uu saameeyay wabiga shabeelle waa sida uu hadalka dhigay.
Hoos kadhageyso codka siyaasi Cabdirashiid jeyte.