Dowlada oo goordhow ka hadashay Dilkii Xalane loogu Geystay Almas Elman

Almaas Elman oo aheyd Gabar uu dhalay Elman ayaa lagu dilay gudaha Xeyn daabka Xalane oo ah goob aan gacanta Dowlada si toos ah ugu jirin.

Marxuumada ayey xabadu haleeshay xili ay saarneyd gaari taasoo markiiba ay ugeeriyootay.

Dowlada Soomaaliya ayaa goordhow ka hadashay iyadoo sheegtay in ay wado baaritaan cidii dilkaa geysatay Cadaaladana lagu horgeyndoono.

Hoos ka aqriso